Soomaaliya oo dalab ka kooban labo qodob hordhigtay wadamada Nordic (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka qeybgalay Shirka 18aad ee Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Afrika iyo kuwa Nordic oo ku qabsoomay Magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania, socdayna maalmaha 7-8 November. Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Afrika iyo kuwa Nordic ayaa ah madal sanadeed si furan ay labada … Continue reading Soomaaliya oo dalab ka kooban labo qodob hordhigtay wadamada Nordic (Sawirro)